Musharax Faysal Cali Waraabe oo Digniin u Diray Cabdi Wali Gaas Sheegayna In Ay Somaliland Garoowe Iman Doonto~~

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Musharaxa xisbiga ayaa hambalyeey Mar uu maanta Hoygiisa ku qabtay Shir Jaraa`id Heshiiskii ay wada gaadhaan Jamhuuriyada Somaliland iyo Khaatumo, Waxaanu kale oo digniin u diray Siyaasiyiin Ku Sugan Magaalada Buuhoodle Waxaanu Yidhi:-

“Waxan la hadlayaa Ina Garaad Soofow Caruurta iyo Maatida Reer Buuhoodle Mustaqbalka ha kaga ciyaarin tacliin bay u baahan yihiin Biyo Ayay u Baahan yihiin, Buuhoodle Soomali weyn ma geyn kartid , Cabdi Walina waxaan leeyahay hadii aad dhaqdhaqaaq samaysid balan inta aan doorashada iska dayno in aan Garoowe nimaadno“

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso