Fiidyaw naxdin leh .. Nin Ku riixay haweeney Si ay ugu Dhacdo Khadka tareenka!

Kaamiradda ilaalinta ee magaalada Yunlong ee Shiinaha ayaa duubtay dhacdo naxdin leh Nin aan la aqoonsan ayaa soo muuqanaya isaga oo haweeney ku riixaya Khad tareen ee saldhiga tareenka.

Dhacdadan ayaa waxa ka dhashay Cadho waxaana la wareejinaya Baraha Xidhiidhka Bulshada waxayna ay la kulmaysaa cambaarayn xoogan ficilkan foosha xun ee ninkani ku kacay gaar ahaan sida fiidiyowgu u muujinayo haweeneydu inay tagayso si ay uga shaqeyso saldhigga mana aysan qaadin tallaabo xun oo xaga ninkan ah si ay u hesho habdhaqanka xun ama Falkan uu ugula kaco.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso