Jahawareerka Haysta Bulshada Bukaha Iyo Tayo Darada Dawooyinka Dalka Dibada Uga Yimaada Iyo Hayadii Tayada Dalka Oo Aan Jirinba

Waxaan aad ula yaaba oo aan habeen iyo dharaar ugu dhex wareega hooyada danyarta ee hal xabo oo ergomtrine inj u dhiig baxaysa uguna dhimanaysa caruurta maalin kasta guryaha u jiifa xanuuno shuban iyo qufac oof ee aan waalidkood awoodin lacag daawo ay ku soo iibsadaan kadina u dhimaanaya iyo hantiilayaasha shirkadaha dawooyinka ee si fudud 6 biloodba mar ugu yaraan 4contener oo daawo nooc kasta iskugu jirta oo ay ku hayeen stores kooda si fudud u gubaya shacbigii danyarka ahaa ee daawooyinka awoodi waayey dhaqaale lacageed oo ay ku iibsadaan ay u dhintaan maalin kasta ama guryaha magaaloyinka dalka ay bukaan u jiifan halkii shirkadahasi ay kala masuugen in ay 6 bilood ee hore ay gayn lahayen mch xanaanoyinka dalka Tayo darada dawooyinka dalka diba uga yimaada Fariin Caafimaad.
Dadwaynahii soomaaliyeed waxa ku dhacay jahawareer waxa ay aqoon caafimaad bedeen dadkoodii dalkoodii doctor radoodii waxay najiido u heeleen jahawareer khal khal caafimaad buukaan saa id oo la kulmay qalab la an caafimaad tayo daro daawooyinka dalka dibada uga yimaada waxay kuyuu ugu jiraan goobahii farmasiyadii dalka oo sii badanaya maalinba maalinta ka dambaysa ka hor burburkii dawladii soomaaliyeed farmasiyada gobolada dalku way yaraayeen shaqadooda iyo maamulkoodu waxa uu ku hoos jiray qorshaha maamulka dawliga ah dawooyinkii dalka dibada uga iman jiray waxa ay ku jireen gacanta maamulkii dawliga ahaa ee waqtigaa jiray daawooyinku waxay ku iman jireen dalab qorshaysan oo laba dawladood oo leh tiraac iyo qanuun sharci dawladeed dawooyinkaas waxa ay ku soo dhici jireen xarunta qaybinta iyo keydinta daawooyinka spimo halkaas ayaa pharmasiyadana ay ka qaadan jireen daawooyinka farmasiyadu waxay ku shaqayn jireen shift duty radio hargeisa ayaa looga sheegi jiray dadwaynaha ku nool gobalada dalka farmasiga shaqaynaaya habeenkaa waxa laga sheegi jiray radio hargeisa waxa si fiican u shaqaynaayey cusbitaalada dawliga oo habeenka la shaqayn jiray farmasigaa shift shaqo u soo jeeda farmasigaa waxa uu lahaa waraaqo furnaanta sharci sida warqada xaashida soo eegista caafimaadka guud xaashida liisan ka ganacsi warqada ogolaanshiyaha wasaarada caafimaadka sidoo kale aqoontiisa caafimaad iibiyaha daawada farmasigu waxa uu ka diwaan gashanayd wasaarada caafimaadka
Farmasigu waxa uu only iibin jiray oo loo ogolaa dawooyin xadidan oo wasaarada caafimaadka dawligu ay maamuli jirtay
daawooyinku
manta dalka ma jiraan baahiyaadkii caafimaadka ee aasasiga dawliga ahaa oo qofkaan haysan wax lacag ah oo ku daweeyo caafimaadkiisa lacag la an ma jiraan waxa inta badan la arkaa markuu waayo daawo caafimaad dr isaga iyo qoyskiisuba inay u dhitaan daawo la an ama dr la an
ganacsiga daawooyinku waxa uu la mid yahay taariikhdii ganacsiga dadka ee Africa hadaba bulshadu runtii aad bay u dareensantay dhibaatada arimaha caafimaadka maxaa dawlada uga qorshaysan dhibaatooyinkan arimaha caafimaadka bulshada ee dadan goorma laga baadhi doona tayada daawooyinka dalka dibada uga yimaada iyo tayadooda waxtarla an dekadaha dalka

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan
Fayo-dhawre madax bannaan
buux02010@gmail.com
063 4130821

Advertisement

Ku Xayeysiiso