Gudaha Ka Akhri Duufaan ku dhuftey Badhtamaha Yurub sababtayna Koranatadu inay ka go`do boqolaal kun.

Duufaan awood leh oo ku dhufatay badhtamaha Yurub taas oo ay ku dhinteen ugu yaraan saddex qof jartayna korantada sidoo kalena carqaladaysay is socdka gaadiidka.

Geedo dhacay ayaa laba qof ku dilay jamhuuriyada Czech halka darawal reer Poland ahi ku dhintay markii uu geed ku dhacay.

Duufaanta ayaa sababtey in boqollaal kun koronto la`aani ku dhacdo labada dal ee aynu soo sheegnay.

Jarmalka ayay saamsay duufaant iyada oo joojisay shaqada tareeno istaagay meelaha qaarkood waqooyiga iyo bariga dalka.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso