Israel ayaa dib u dhigtay cod wasiiradu u qaadi lahaayeen sharci la soo jeediyay si ay u dejiso degsiimooyin qaar ka mid ah degaannada Daanta Galbeed iyo Qudus ta la haysto.
Xubin ka tirsan Xisbiga Likud ee uu hogaamiyo Ra’iisal wasaare Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in dib u dhigistu keentay ka dib cadaadis ka yimid Maraykanka, iyada oo Washington ka cabsi qabto in sharcigani curyaamin karo dadaalkeeda ah in uu soo nooleeyo hawsha nabadda.
Warqabadka ToggaHerer