DARAASAD AANU KA SAMAYNAYNAY SEDDEXDA GOBAL EE GALBEEDKA
Silsilada Mutadawiciinta ayaa cilmi baadhis balaadhan ku samaysay dadwynaha dagan, saddexda gobol ee galbeedka Somaliland mudadii u dhaxaysay 20/10/2017 ilaa 29/10/2017. Saddexdan gobal ayaa dadka kaadhka codbixinta qaatay ka badan yihiin saddexda gobal ee Bariga . Cilmi baadhistan ayaa qaybaha kala duwan ee bulshada gobalada galbeedka lagu waydiinaayay – suaal kaliya oo ah cida ay codka sinayaan. Waxaa ka qayb qaatay 198 qof oo lagu saleeyey tirade dadka qaatay kaadhka cod bixinta.
:
Tirada dadka qaatay kaadhka codbixinta | |
Gobalka | Tirada |
Maroodi-Jeex | 249,229 |
Awdal | 102, 571 |
Saaxil | 60,817 |
Wadarta guud ee saddexdan gobal ee codbixyaashu waa = 412, 617
Wadarta guud ee cod bixiyaasha gobolada oo dhan waa 704, 089
Saddexdan gobal waxay ku fadhiyaan 58.6% tirada dadka kaadhka cod bixinta qaatay ee gobalda dalka oo dhan.
Dadku maxay ku dooranayaan musharaxiintooda?
Daraasadan ayaa haysa cadaymo ah in dadka gobaladan degani ayaa 70% ay codkooda ku bixinayaan hanan deegamaysan. 30% waxay codkooda ku bixin doonan sida ay musharaxinta ugu qanceen Tusaale ahaan; Siyaasadahooda, aqoontooda, waayo aragnimadooda, kartidooda iyo iwm.
Tirada codadka dadka kaadhka qaatay deegamada hoos ku xusan | |
Degmooyinka | Tirada codadka |
Degmooyinka Hargeeysa | 179, 328 |
Gabilay | 46,143 |
Salaxlay | 12,135 |
Balay Gubadleh | 11,673 |
Wadarta Guud | 249, 229 |
Gobalka | Dadka is diwaan galiyay ee aan kaadhka qaadan (%) | Dadka aan codayn Doonin oo ah 50% oo ah dadkii aan kaadhka qaadan |
Maroodi – Jeex | 25% | 12.5% |
Awdal | 43% | 21.5% |
Saaxil | 30% | 15% |
***waa Tirada la filaayo in ay codeeyaan saddexdan gobal
Tirada dadka darasaadu filayso inay codayn doonan | Tirada Codbixiyayaasha | (%) |
Maroodi- Jeex | 218,076 | 62% |
Awdal
|
80, 518 | 23% |
Saaxil
|
51,694 | 15% |
Tirada Guud | 350,288 | 100% |
Muunada daraasada (sampled based on convenience sampling) 198 (100%) | |
Maroodi –Jeex | 122 |
Awdal | 46 |
Saaxil = 30 | 30 |
Tirada guud ee ka codayn doonta saddexdan gobal waa = 350,288 cod.
*** waxaa daraasadu qiyaastay in kalabadh dadkii aan kaadhka qadan in aanay codayn doonin doorashada.
Daraasadan ayaa wax ay ooda ka rogaysaa; in ay dadku ku codaynayaan 70% hab deegaamaysan, codadka Xisbiga Kulmiye ka helayo saddexdan gobal ayaa noqonaysa:
Gobolada galbeedka somaliland | Tirada kaadhka codbixinta qaadaty | Tirada(%) (deegamada Kulmiye) | Tirada (deegamada Kulmiye |
Maroodi Jeex | 218,076 | 71% | 158, 864 |
Awdal | 80, 518 | 45% | 36,233 |
Saaxil | 51,694 | 70% | 42,571 |
Tirada Guud | 350,288 | 242,760 |
Xisbiga Kulmiye codadka uu ka heli doono saddexdan gobal waa 242,760 oo u dhiganta 64.9%. halka ay Labada xisbi ee kalana ay heli doonan 35.1%.
FIIRO GAARA
Gobalka maroodi jeex oo la filayo inay ka codayn doonan 158,864 (71%) ay yihiin dadka kasoo jeeda degaamada uu kasoo jeedo musharaxa madax wayne ee xisbiga kulmiye