Iclaaj waa xaraf macnahiisu uu u taagan yahay dabiib hadaba waxa is waydiin leh

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Iclaaj waa  xaraf macnahiisu uu u taagan yahay dabiib  hadaba waxa is waydiin leh goorma ayey bilaabmeen  goobaha iclaajyada waxa muhiim ah in aynu is waydiino in ay muqadas tahay in quraanka kariimka ah la isku dabiibi  kara  taas oo ka timid allah (swc)

Iclaajyadu waa goobo ay ka socoto shaqooyin badan oo midba nooc ay u taagan tahay waxa jira dalkeena iclaajyo aad u fara badan qaar ka mid ah waxa lagu bixiyaa dawooytin dhir ah oo dalka dibada uga yimaada qaar ka mida waxa lagu daryeela dadka ka jiran dhimbirka hadaba waxa  haboon in la is waydiiyo  aqoon intee leeg ayey u leeyahin iclaajka iyo dabiibkiisa dadka iska leh goobahan iclaajyada  wasaarada caafimaadka  Somali land  maxaa uga qorshaysan goobahan iclaajyada   iclaajyadu ma ku furan yahiin  sifo sharci dawladeed ah

 Hadaba sheikh abdi xaaq waa sheikh ku dabiiba sunaha nabiga ka soo arooray iyo quraanka kariimka sheikh abdi xaaq waa sheikh bartay quraan akhriska  iyo dabiibka adamiga waxa uu ku haystaa  goob iclaaj koonfurta  caasimada hargeisaa  dadku waxay u tagaan subaxdii si quraan loogu soo akhriyo sheikh waxa  kale oo uu u isticmaala  biyaha oo ka mida noocyada daawo ee uu adeegsado dabiibka dadka bukaha  hadaba waxa is waydiin leh madama dalkeena ay badan yahiin dadka ka jiran maskaxda  iyo bulshada ka cabanaysa JINKA  oo ay u badab yahiin dumarka  side  lagu kala garan kara  xanuunka garashada maskaxa jinka sxirka isha marka  dadwaynahu ay la xidhiidhayaan goobaha iclaajyada

 

DR: Buux Ibrahim aadam

EMAIL:Buux2010@gmail.com

00252 63 4130821

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso