Suudaan oo qiyaastii 19 ton oo xashiish ah Ku Qabatay gobolka Darfur

Mas’uuliyiinta Suudaan ayaa sheegay in ay ku qabteen 19 tan oo xashiish ah gobolka Darfur.

Mas’uuliyiinta ayaa intaa raaciyay in qaybo ka mid ah xoogaga Ciidamada degdega ah oo dib ugu soo noqday Dagaal mucaaradka ay la kulmeen kooxaha daroogooyinka kadib markii Rasaas la is weydaarsaday.

Mas’uuliyiinta ayaa aaminsan in laba gaadhi oo xamuul ah sidayna xashiishada ay ku waajahanaayeen caasimadda Sudan ee Khartoum.

Kimiyadan Xashiishka ah ayaa ah midkii ugu badnaa wadanka Sudan.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso