Muddane madaxweyne maanta ,mid ayduun isku siyaasad ahaydeen , mid ayduun kala siyaasad ahaydeen , aqoonyahano , waayeel , dhalin yaro iyo caruurba intuba maanta taladaaday udaba fadhiyaan kolba sidaad ugu talisid , hadaad u cadaalad fali iyo hadii kaleba .
Ugu danbayn Mudane madaxweyne alle hakaa dhigo kii dadkiisa iyo dalkiisa barwaaqo u horseeda , dhanka horumarkana u jiheeya .
Hambalyo , hambalyo mudane madaxweyne .
Mohamed abdirahmaan