Gudaha Ka Eeg :Maamulka Degmada Salaxley Oo Bogaadiyay Madaxweynaha La Doortay Ee Muuse Biixi .

Maayirka Degmada Salaxley Mudane Ismaaciil Yuusuf Xuseen ( Shiien Tahar) Iyo Xog-hayaha Degmada Salaxley Mudane Ibraahim Cabdi Axmed ayaa si wada jir ah u bogaadiyay Madaxweynaha Cusub E e La Doortay Mudane Muuse Biixi Cabdi .

Waxaanay Masuuliyiintani ay sheegeen in ay aad ugu faraxsanyihiin Madaxweynaha Cusub ee shacabku doortay, iyagoo ku dheeraaday halgankii dheeraa ee uu Muuse Biixi u soo galay xornimada Somaliland .

Ugu dambayn waxay Madaxweynaha ilaahay uga baryeen in uu ilaahay xilka culus ee loo igmaday uu u sakhiro .

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso