Dawladu Waa In Ay Fahantaa In Cid Aan Dawlada Ahayni Haysan Karin Hub Mana Aha Dawlad Diid In La Bad Baadiyo Qoyskiisa

Dawlad nimadu maha wax ciyaar ciyaar ah,mana aha wax bani aadamku noolaan karo la aanteed.sidaa daraadeed dalkastoo aduunka ka jira waxaa hubka gacanta ku haya oo xukuma dawlada.dawlad kasta oo aduunyada ka jirta ma aqbasho cid xidida usiibaysa dawlad nimada kala danbaynta iyo xasoolinida dalka.Cidii arimaha dawlad diidnimada ah lagu helana waa la dilaa ama waxaan dil dhaamin ayaa lagu sameeyaa.sababtoo ah waxaa la bad baadinayaa dadka iyo dalka.

Dalkeena soomaaliyeed waxaad arkaysaa in hubku gacanta uugu jiro wali dad shacab ah oo isku dilaya dhexdooda,dawladii dhisantana kula dagaalamaya oo halis ku ah.Caasimada dalka soomaaliya MOGDISHO ciidamadan loo saaray ee lagumagacaabay xasilinta mogdisho wali kuma guulaysan in hubka sharcidarada ah ee dad waynaha gacanta uugu jira ka aruuriyaan oo dadka bad baadiyaan.Modisho danbi kama aha in qofku haysto hub sharci daro ah! waa qaybta uugu wayn ee amaan darada ku haysa magaalada. shabaabku hubka ay isticmaalaan waxaa lagu hayaa guryaha magaalada mogdisho. in guryaha hubyaalo danbi kama aha cid loo qabto oo loo toogtayna wali mahayno.

Waxaad arkaysaa dad cadaystay in dawlada ay ka horyimaadaan mahayno cid tiirka soo taagtay wali.maxaayeelay dawlada oo laga horyimaadaa waa soomaaliya yaysan dib u dhisan dawlad danbe ee shaqaysa.fikirkaasi maha mucaaradnimo ee waa qaran jabin weeye iyo in dalka soomaaliyeed shisheeye dhaxlo lagana wareejiyo gacanta soomaalida.

Waxaad arkaysaa in guryaha lagu hayo shabaab iyo hub in dawladiid guyaha lagu hayo mogdisho.waxaad arkaysaa in raga shabaabka ah ay mogdisho uugu imanayaan eheladiisa sida aabihii hooyadii walaalihii ama xaaskiisa iyo caruurtiisa halkaana ay ku qarinayaan, waxaad arkaysaa in hadii la doono in lasoo qabto uu ka baxsanayo gurigii laakiin dadkiisii amaan lasiinayo oo aan dawladu laynayn dadkaas.qofka noocaan ah ee shacabkii qarxinaya ee boqolaal halaagaya ee naftooda jaraya qofka hoosta ku haysta ee leh waa wiilkaygii waxay ahayd in la laayo iyaga. dawladu waa in qoyskii lagu ogaado in wiilkoodu shabaab kamid yahay laysaa oo qof ka reebin,xanuunka ha arko. laakiin hada dadkiisii waa nabad.

Dawladu waa in ay laysaa qoyska la hubiyo in dadkoodu ku jiraan shabaab waayo waa cadaw kalkaale.markaa waxaa dhacaysa in qoys walbaa markiiba soo sheego wiilkooda oo umada laga qabto,waxaa kaloo dhacaysa in nin walbaa u cabsado ilmihiisa xaaskiisa iyo aabihii iyo hooyadii iyo walaalihiis in laga dilo.nin shabaab ah majiro oo raba in eheladiisa la xasuuqo oo lalaayo. Hadaba suuro galmaha shacabkaan xasuuqaa ina qoyskayga waa ii badbaado oo cidna dilimayso suuro galmaha. waa in lalaayaa qoyskasta oo ilmahoodu ku lug yeeshaan shabaab.

Waa danbi in laga soo horjeed sado dawlada.dawlada soomaaliya ma waxay rabtaa in lagu helayo kala danbayn iyo dawladnimo iyo soomaaliya oo bad baada sheeko? mase waxaa jira dad soomaaliyeed oo diyaar u ah oo raba dawladnimo? jawaabtu waa maya.marka waxaa larabaa oo dawlada waa jib ku ah si dalkaan sii baaba aya loo bad baadsho in ay cagta mariso ninkastoo hortaagan dawladnimada ama ku lug yeesha maha wax la dooranayo waa qasab iyo waajib waa haday rabaan dawladnimo soomaaliyeed. hadaysan rabin waxaa u banaan is casilaad oo kaliya.

Dagaal iyo xabad waxaan ahayn dawladnimo sooma celinayo dalkana ma xasilinayo.dawladu maanta iyadaa uugu awood badan xaga ciidanka iyo hubkaba nin walbana tiirkay saari kartaa oo danbiile ah.dawladu sidee dawlad ku tahay magaaladii mogdisho ee ay daganayd hadii hub sharcidaro ah lagu haysto? shacabka magaalada mogdisho dad cadaw ah ayaa afduub ku haysta oo ay ka baqayaan waa in dawladu ka fujisaa oo ka xoraysaa dadkaas. shacabku waxay sugayeen ninkan qoriga u haysta ee dilaya inay helaan nin dila isaga oo ka xoreeya mana hayaan ilaa hada.

Dawlad magac u yaal ah oo aan laga cabsanayn dalkaan waxba kama qaban karayso.dalkaani dhiig badan in loo daadiyo ayuu rabaa uma baahna war iyo hadal iyo adeeroow sidaana laguma heli karo dawladnimo waayo dawladnimadu waa wax qaali ah oo u baahan in loo dhinto wax qaali ah nina kama helo daleedaha. hadii dawlad nimo walaale walaale iyo khudbo fiican oo aftahanimo leh lagu helayo dr cabdi qaasim salaad ayaa ku heli lahaa.Dr cabdi qasaasim salaad guriguu uu galay siduu u galay waxa uu kasoo baxay markii doorasho noirobi loo aaday mogdisho dadkiisaa ubadnaa waana maqli waayeen oo tolinimo cidna u xeerin wayday,haduu sharciga dawliga ah fulin lahaa oo cagta marin lahaa cidii ka hortimaada maanta soomaaliya dawlad bay ahaan lahayd intaa inooga dhimata dawlad laantana ilaa xilagaa inagama dhimateen iyo wax u dhaw toona.

maalin walba boqolaal ayaa shacabka soomaaliyeed ka dhimata oo ku dhimaada amaan darada dawlad la aanta,sow kama fiicna in halmar cagta lamariyo dawlad diid kadibna dadka iyo dalku badbaado oo helo nabad iyo xasilooni.masuuliyadaan dawlada ayay saaran tahay.waa in dawladu gacan bir ah dalka ku qabtaa.

dawladu ha isticmaasho ciidankeeda iyo hubkeeda cid ka hor imankartana majirto xalkuna waa kaliya dagaal si dalkaan loo badbaadiyo dawlad aan sidaa ahayn kama jirto caalamka shacab walbaana waa kacabsadaa dawladiisa kuma kici karo shacabku fal burburinaya dawladnimada dalka oo dhan oo meesha ka saaraya kala danbaynta iyo sharciga.arimahaas dawlad aqbalaysaa majirto cidii ku kacdana waa dil.

Dawladnimada laguma helayo sidan hada ay soomaalidu moodayso oo bilaashka ah mana jirto dawlad reer yurub ah oo dalkeena haysata oo aynu ka sugayno xoriyad qaadasho sidii 1960 kii inay ina gaarsiyaan hanaan dawladeed oo tobon sano ah. inagaa xor ah inagaana laynaga rabaa in aan dawlad shaqaysa dalkana xukunta samayno cid inoo samaynaysaana majirto caalamka. kumaamkun soomaali ah ayaa la rabaa inay u dhintaan dawladnimada aduunkuna taasuu inaga sugayaa.

Yuusuf Omar

Advertisement

Ku Xayeysiiso