Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wajahan danyarta dhibaataysan ee gargaarka u baahan.

Bismillaahi Arramanirraxeem.Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.Allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa Muxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato

Sida aynu la wada soconno muddadii toddobada sannadood ahayd ee u dambaysay ee dhaqaale bururku dhibaatada dalka u gaystay dhibaatadaasi waxay si gaar ah u taabatay dadka danyarta ah oo la daaladhacaayey nolomaameedkooda iskuna taxalujinaayey in ay ka baxaan baahida baaxadda lahayd ee la soo deristay.

madaxwaynaha mudane Muse Bixi Cabdi iyo ku xigeenkiisa mudane Cabdiraxman Cabdilahi Saylici.

Waxaanu kula talin lahayn in xoogga la saaro qaabkii wax loogu qaban lahaa

Caddaaladda ayaa dadka iyo dalkaba deeqda

Allaah ayaa mahad oo dhammi u sugnaatay mulimiinta innaga dhigay

Deeq Cabdi Digale

Advertisement

Ku Xayeysiiso