50 qof oo ku dhintay iskudhac qabiil oo ka dhacay koonfurta Suudaan

Sarkaal maxali ah ayaa sheegay in 50 qof ay ku dhinteen iskudhac qabiil oo ka dhacay bariga Dalka Koonfurta Sudan.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Dot Ashok ayaa sheegay in siddeed qof lagu dilay weerarradii Isniintii ee gobolka Jungali iyo weerarradii xigay ee Talaadadii lagu dilay 23 haween iyo 19 rag ah.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso