Dadweynaha caasimada Somaliland Ayaa Aragtidooda ka dhiibtay Xukuumada cusub.

Hargeysa(Toggaherer)-Dadweynaha caasimada Somaliland Ayaa Aragtidooda ka dhiibtay Xukuumada cusub.

Xubno ka mid ah dadweynaha ku Dhaqan Magaalada Hargeysa oo si gaara ugu waramaayey shabakadani Radio-Toggaherer ayaa siyaabo kala gedisan uga hadlay waxyaabaha ay ka filayaan in ay qabato  xukuumada cusun ee uu dhawaan soo magacaabi doono Madaxweynaha cusub ee la doortay Md-Muuse Biixi Cabdi .

Halkani ka dhagayso warbixintaasi:

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso