Sarkaal Sare oo ka Tirsanaa Ciidanka Shiinaha oo Is Dilay ka dib Baadhitaan Tuhun Musuqmaasuq!!!

Mid ka mid ah saraakiisha Sar sare ee shiinaha ayaa is dilay ka dib baadhitaan musuqmaasuq.

Warbaahinta Shiinaha ayaa sheegtay in General Zhang Yang uu isku dilay Gurigiisa Khamiistii la soo Dhaafay.

Waxaa la sheegay in wax laga weydiiyay labo sarkaal oo hore oo ka tirsanaa saraakiisha sar sare oo ka tirsan xisbiga Shuuciga ah ee talada Shiinaha haya lagana saaray xisbiga.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso