Inaa Lilaahi Wa Inaali Ilayhi Raajicuun Waxaa saaka ku geeriyooday cisbitaalka guud Gudoomiyiha gudiga diiwaangelinta ururada siyaasadda

Inaa Lilaahi Wa Inaali Ilayhi Raajicuun Waxaa saaka ku geeriyooday cisbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa Alle ha u naxariistee Cabdirsaaq Jaamac Cumar (Cabdirisaaq Ciyaale) oo ahaa gudoomiyiha gudiga diiwaangelinta ururada siyaasadda iyo ansixinta xisbiyada qaranka ee somaliland, Marxuumka ayaa Waayadan Dambe u jiifay Xanuun Hayay.

Alle Ha u Naxariiste Marxuumka Ehelka Qaraabada Asxaabta iyo Shacabka Somaliland ha ka siiyo Samir iyo Iimaan..

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso