Pope-ka Diinta Kiristaanka oo ugu baaqayaa Buddhistayaasha Myanmar in ay ka fogaadaan aargoosiga


Pope Benedict XVI ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha Buddhist ee Myanmar inay ka soo horjeestaan nacaybka intii lagu jiray kulan ay la yeesheen xubnaha Golaha Sare ee Buduhiska.

Sidoo kale waxa la qorsheenayss inuu u safro Bangladesh Khamiistii, halkaas oo uu kula kulmi doono in ka badan 600,000 oo Muslimiin Rohingya ah oo ka soo cararay Myanmar.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso