Tacsi tacsi  inaa illayhu wa inaa ilahu raajucuun marxuun (Ahmed Jamac Wayd ) marxuunkan oo lagu naaneysi jiray (Ayuub)

Tacsi tacsi  inaa illayhu wa inaa ilahu raajucuun marxuun (Ahmed Jamac Wayd ) marxuunkan oo lagu naaneysi jiray (Ayuub) marxuunkan  Oo ku geeriyooday S/land gaar ahaan magaalada burco xaafada qasabka maanta oo ay taariikhdu tahay 07.12.2017

marxuun kaas oo lagu aasi doono beri oo jimce ha 08.12.2017 (Burco) waxaanu marxuunka alle uga baryaynaa inuu illahay u naxariisto 

qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna illaahay samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo 

waxaan halkan tacsi uga dirayaa walaashay Aamina Caraale Muuse iyo caruur teeda iyo dhamaan qoskii reer (Jaamac Wayd) ba waxaan leeyahay ilaahay samir iyo iimaan saaadiqa ha inaga siiyo dhamaanteen samir iyo iimaan marxuunkana illaahay suaasha ha u fududeeyo aamin aamiin aamiin 

Waxaanu leenahay marxuunkaa ilaahay ha u naxariisto, ehel kii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna Ilaahay samir iyo iimaan haka siiyo.

Waxaanu marlabaad tacsi u diraynaa qooskii reer (Jaamc Wayd ) melkastay joogaanba Waxaanu leenahay samir iyo iimaan alle ha inaga siiyo aaamiin aamiin.

qore: Ahmed Arale Muse 

Norwey Oslo

gudoomiyaha ururka dhalinyarada 

Advertisement

Ku Xayeysiiso