“Waxaan Jecelnahay Jeegaantii iyo Garxajisiyadii in aynu iska Laalaabno , Axmed Siilaanyo Nin Macaan buu Ahaayee Hadda Qadhaadhkii baa Bilaabmaaya“Eng Faysal Cali Waraabe

Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID Eng Faysal Cali Xuseen ayaa maanta hadal dhinacyo badan taabanayana ka jeediyey Furitaanka Library Cusub oo xadhiga laha jaray Caasimada Hargeysa.

Advertisement

Ku Xayeysiiso