Daawo: Wasiirkii Hore Ee wasaarada Warfaafinta Somaliland Cadaani Oo xilka ku wareejiyey Wasiirka Cusub

Hargeysa(Toggaherer)-Wasiirkii Hore Ee wasaarada Warfaafinta Cadaani Oo xilka ku wareejiyey Wasiirka Cusub Ee dhawaan usoo magacaabay madaxweynaha Somaliland Md-Muuse Biixi Cabdi-

Halkani ka daawo khudbadii sagootinta wasir cadaani uu ku macasalaameeyey shaqaalaha wasaaradaasi

 

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso