Ruushka Waa 10 sano oo xadhig ah dadka soo maleega dembiga “Argagixiso Telefoon”

Ruushka ayaa soo rogay wax ka beddelka Xeerka Dembiyada iyo Xeerka Habraaca Dambiyada si loo ciqaabo falalka iyo ficilada aan loo tixgelinin khatar ka hor inta uusan faafin argagixisada caalamku.

Golaha Duma ayaa aqbalay sharciga ciqaabta taleefannada loogu talagalay argagixisada, cabsi gelinta muwaadiniinta, dambiga cusub xukunkiisu wuxuu noqnayaa ilaa 10 sano oo xadhig ah oo loogu talagalay fal dambiyeedka “argagixisada telefoonka”.

Warqbadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso