Waxaa Dalku Ubaahan yahay in Aynu Soo saarno Cunto Ku filan -Wasiirka Wasaarada Horumarinta Beeraha Somaliland AXmed Muumin Seed.

Hargeysa(Toggaherer)-Waxaa Dalku Ubaahan yahay in Aynu Soo saarno Cunto Ku fialn -Wasiirka Wasaarada Horumarinta Beeraha Somaliland AXmed Muumin Seed.

Wasirka Wasaarada Horumarinta Beeraha Somaliland Ayaa Kula dardargalin ah la qaatay Shaqaalihiisa wasaaradaasi Beeraha,Waxaanu wasiirku kulankaasi furitaankiisi ka jeediyey khudabad dhinacyo badan taabanaysay kuna aadanay wax soo saarka iyo kobcinta dalega Beeraha waxaanu yidhi wasiirku:

{Muddo aad ubadan ayaan Asxaabta siyaasada ku soo jiray wasaaradan beeraha markii hore shaqaale kamaan ahayn laakiin handala waxaan hayaa warabixinadoo dhanmarka aad mucaaridka tahay iyo marka aad muxaafidka tahay waxaad ku kala duwan tahay mucaafidka muyaaradiisu inta badan wax badan ma qabato,balse markaad tahay mucaaridka muraayadu aadbay wax uqabataameelaha wasaaraduhu gal daloolooyinka ka leeyihiin ayaad ogaanaysaa aniguan anigoon soo galin wasaarad ayaan ogaa qaabka ay ushaqayso wasaaradan horumarinta Beeruhu,meelaha galdalooylooyinka ee ay wasaaradi leedahay meelo badan oo ay wasaaradni ku fiican tahay waxaana aad ugu faraxsanahay in ay wasaaradani tahay wasaaradaha ugu shaqaalaha fiic,wasaaradani waxay ka mid tahay wasaadahii ugu kaambayn ka badnaa xiligii ololaha uu Muuse Biixi ku jiray,waxaana uu dalku u baahan yahay in loo soo saaro cunto ku filan,anagii madaxweynaha garab yaacaynayna waxaanu wadnay in aanu howlahaasi wax ka qabano,shaqaale wanaagsan oo hore la iigu amaanay ayaajooga iyo anigoo doonaya in aan wax qabto,damacayguna waa ka horeeyaa wasiirnimada} .
Halkani Ka dhagayso Qodobwareedkaasi oo faahfaahsan:

Halkani Ka dhagayso Qodob wareedkaasi Oo faahfaahsan

Advertisement

Ku Xayeysiiso