Mudanayaasha Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Waxaa Horyaal Xisaab xidho ku Raftay.

Hargeysa(Toggaherer)-Mudanayaasha Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Waxaa Horyaal Xisaab xidho ku Raftay.

fadhigii maanta ee Golaha wakiilada Somaliland ayaa mudanayaasha golahaasi waxay dood kulul ka yeesheen xisaab xidhadii 2016ka -oo in muddo ah horyaalay golahaasi.
iyagoo mudanayaashii dooda maanta ka qaybqaadanaayey ay isku aragti dhadhawaayeen ayaa xildhibaanada golahaasi waxay si wado jir ah uga dalbanayeen shirgudoonka golahaasi in la horkeeno loona yeedho hanti dhowrka Guud ee qaranka somaliland si mudanayaasha golahaasi Ay waxa uga waydiiyaan howlaha uu qaranka u hayo.
Halkani ka dhagayso qodob wareedkaasi oo faahfaahsan:

220202_005

Advertisement

Ku Xayeysiiso