Wadaado Diinta Yuhuuda ah oo carruur ku Kufsaday Kiniisad oo La Qabqabtay Dalka Isreal!!!

Bilayska Israeli ayaa xidhay saddex Xaakham Wadaada Yuhuuda Khamiistii iyaga oo ku eedeeyay in ay kufsadeen carruurta Kaniisada.

Warbaahinta maxaliga ah ayaa sheegtay in wadaaddadu ay qirteen inta lagu guda jiray baadhitaanka inay kufsadeen Caruur iyo Qaan-gaadh labadaba sanado badan, Sii Hayntooda inay xabsiga ku jiraan ayaa la kordhin doono illaa baahditaannada la dhammeeyo.

Xaakhamyada Qirtay ayaa kala ah Shlomo Ohana 47, Shimon Shreki 42, iyo Adi Dahari, oo 42 jir ah, kuwaas oo Falkoodan u adeegsaday Wadaadnimadooda kuna geystay guryahooda, macbadyada iyo meelaha dadweynaha Dhibanayaasha u geystay kufsi iyo Arimo Jinsi.

Warqabadka ToggaHerre

Advertisement

Ku Xayeysiiso