Wareysi Faahfaahsan-NIn Kabotole Ah Oo Matalaya codadkii M saleebaanCumar Dhuule IYo Heeso Macaan

Hargeysa(Toggaherer)_-NIn Kabotole Ah Oo Matalaya codadkii M saleebaanCumar Dhuule IYo Heeso Macaan.

Daawo Nin Kabotole ah Oo Radio Toggaherer Wareysi Dhinaco Batan taabanaya Siiyey ,waxaanu matalayaa Heesaha fanaaniintii hore Maxamed Saleebaan Tubeex,cumar Dhuule iyo fanaaniin kalena ,waxaana wareysigaasi idiin daadihinaya  Mr-(Ayuubi).

Halkani kaga bogo wareysigaasi oo faahfaahsan:

Advertisement

Ku Xayeysiiso