Dhammaan Bahda Dahabshiil Group Tacsi u dirayaan Geerida Marxuum Xuseen Mire Jaamac, Wakiilkii Shirkadda Ee Degmada Badhan

Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil, Cabdirashid Maxamed Siciid, Ku-Xigeenka Maamulaha Guud Cabdiraxmaan Cali Cabdi, Maareeyahaha DMT Cabdirashid Faarax Axmed, Maareeyaha SOMTEL Mogadishu, Nuux Siciid Ducaale, Maareeyaha Guud ee Dahabshiil S&CS Xasan Cabdi Cawad, Maareeyaha SOMTEL (Hargeisa) Hassan Sheikh Mohamoud Suufi, Siciid Maxamed Siciid, Dahabshiil BOD member, Maareeyaha DBI Saeed Mohamed Ali “Garseef”, Ku-Xigeenka Maareyaha DMT Axmed Warsame Ducaale iyo dhammaan saraakiisha, hawlwadeennada, Wakiillada iyo Macaamiisha Shirkadda Dahabshiil waxay Tacsi tiiraanya badan u dirayaan Qoyskii, eheladii, asxaabtii, dhammaan bahda Dahabshiil Group iyo qaranka uu ka baxay Marxuum XUSEEN MIRE JAAMAC, Wakiilkii shirkadda ee Degmada Badhan, Sanaag, oo xalay ku geeriyoodey magaalada Ceerigaabo.

Advertisement

Ku Xayeysiiso