Waa In La Xoojiyaa Siyaasada arrimaha dibadda Ee Wadanka,Maamul Daadajina la sameeyaa-Gudoomiyaha Guddida siyaasada arrimaha Dibada Ee Guurtida Somaliland.

Hargeysa(Toggaherer)-Waa In La Xoojiyaa Siyaasada arrimaha dibadda Ee Wadanka,Maamul Daadajina la sameeyaa-Gudoomiyaha Guddida siyaasada arrimaha Dibada Ee Guurtida Somaliland.

fadhigii maanta Ee Golahaasi Guurtida Somaliland ayaa mudanayaasha Golahaasi waxay warbixin faahfaahsan ka dhagaysteen gudoomiyaha Guddida  siyaasada Arrimaha Dibadda  Ee Guurtida ayaa waxa uu warbixintiisa daboolka kaga qaaday in la xoojiyo siyaasada arrimaha dibada ee dalka ,lana sameeyo Maamul daadajin dalkoo idil ah.

Halkani Hoose ka dhagayso:

Warbixinta Guddida Siyaasada arrimaha Dibada Ee Golahaasi Guurtida Somaliland.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso