Anigu waxaan ka warami karaa Oo kaliya Xisaab xidhadii 2017ka-Hanti Dhowrka Guud Ee Qaranka Somaliland.

Hargeysa(Toggaherer)-Anigu waxaan ka warami karaa Oo kaliya Xisaab xidhadii 2017ka-Hanti Dhowrka Guud Ee Qaranka Somaliland.

fadhigii Maanta Ee Golaha Wakiilada Somaliland oo uu shirgudominaayey Gudoomiyaha Golahaasi md- baashe maxamed faarax ayaa mudanayaasha golahaasi wakiiladu waxay warbixin kooban ka dhagaysteen Hanti-dhowrka gud ee qaranka soamliland Siciid saleebaan Mire,waxaanu mudanayaasha golahaasi uu ka dalbaday in uu uga warbixin karo xisaab xidhadii 2017,isagoo ku sabayeey in uu xilka ku cusub yahay,halka uu sidoo kalena sharaxaad dheer uu ka bixiyey xisaab xidhadii 2016ka,oo in muddo ahba golahaasi horyaal.

Qodob waeedkaasi oo faahfaahsan halkani hoose ka dhagayso:

Warbixinta Hant dhowrka Guud ee qaranka Somaliland.

Advertisement

Ku Xayeysiiso