Wariye Sagax Oo Naqdiyey kulankii Ay yeesheen Wasiiradii Xukuumadii Axmed silanyo

Hargeysa(Toggaherer)-Wariye Sagax Oo Naqdiyey kulankii Ay yeesheen Wasiiradii Xukuumadii Axmed silanyo.

Afahayenkaururka suxufiyiinta somaliland Ee SwJ ayaa naqdiyey kulankii ugu dambeeyey ee ay yeesheen wasiiradii xukuumada Axmed Silanyo,halka uu sidoo kalena  faahfaahin dheerna waxa uu ka bixiyey ujeedada uu daaranaa kulankaasi ay kuyeesheen Hotelka Jirde..

Daawo -Muuqaalkaasi:

Advertisement

Ku Xayeysiiso