Gudoomiyaha Gudida Shuruucda Ee Guurtida Somaliland Ayaa Warbixin Siiyey Mudanayaasha golahaasi.

Hargeysa(Toggaherer)-Gudoomiyaha Gudida Shuruucda Ee Guurtida Somaliland Ayaa Warbixin Siiyey Mudanayaasha golahaasi.

Gudoomiyaha gudida shuruucda dalka Ee golaha Guurtida Somaliland ayaa daboolka kaga qaaday warbixintiisa in ay liitaan xabsiyada dalku ,gaar ahaan dhinaca shuruucda ,sidaasi kaxa uu ku sheegay warbixin uu maanta siinaayey

mudanayaasha aqalka guurtida somaliland.

Halkani ka Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso