Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Alle Ha u Raxmdee Oday Caydiid Baaruud Oo ka Mid ahaa Odayaasha Somaliland  Oo Saaka Ku Geeriyooday Magaalo Madaxda Somaliland ee Hargeysa.

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Alle Ha u Raxmdee Oday Caydiid Baaruud Cilmi Oo ka Mid ahaa Odayaasha Somaliland gaar ahaan Hargeysa ayaa Saaka Ku Geeriyooday Magaalo Madaxda Somaliland ee Hargeysa.

Marxuumka ayaa ka mid ahaa Odayaashii Ka Soo Qayb Qaatay Halgamadii kala Duwanaa ee loo soo maray Dalka iyo Nabadayntii Kala Dambaysay ee Ka Dhacay dalka.

Oday Caydiid Baaruud ayaa lagu Xasuusan Doonaa Doorkii Shariifka ahaa ee uu ku lahaa Dalka Guud ahaan gaar ahaan Gobolka MaroodiJeex.

 

Alle Subaxaanuhu Watcaalaye Ha u Naxariisto Marxuumka Ehelka ubadkii Xaaskii iyo Asxaabtii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan ha ka siiyo Amiin Amiin.

Advertisement

Ku Xayeysiiso