Kuuriyada Koonfureed oo sheegay in afar qof oo Waqooyiga Korea ka Soo Baxsaday laga helay shucaaca nukliyeer-ka!!

Masuuliyiinta Koonfurta Korea ayaa sheegay in afar ruux oo ka soo goostay Waqooyiga Korea ay ka muuqdaan Raadadka Shucaaca.

Xukuumadda Seoul ayaa sheegaty in laaji`iintani ay ku noolaayeen meel u dhow goobaha tijaabada nukliyarka ee Waqooyiga Korea.

In ka badan 100 qaxooti ayaa ka cararay dhulkooda hooyo Tan iyo Tihjaabadii u horeysay ee Dhinaca nukliyarka ee Waqooyiga Korea ay samayso 2006.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso