Qaar Ka Mid Ah warbaahinta Madaxa Banaan Somaliland Ayaa Cabasho ka Muujiyey Qabanqaabada shirweynaha Ururka Solja

Hargeysa(Toggaherer)-Qaar Ka mid Ah warbaahinta Madaxa Banaan Somaliland Ayaa Cabasho ka Muujiyey Qabanqaabada shirweynaha Ururka Solja.

Xubno ka mid ahaa warbaahinta badaxa banaan Ee dalka ka howlgala oo maanta shirjaraaid ku qabtaya caasimada somaliland ayaa cabasho balaadhan ka muujiyey qabanqaabada shirweynaha ururka suxifiyiinta Somaliland ee Solja ,iyagoo cabashadooda ku sababeeyey in aanay ka helin qaadhka marti qaadka shirweynahaasi ururkaasi solja .

Geesta kalena Gudoomiyaha ururka Suxufiyiinta somaliland Oo aanu wareysi kooban arrintaasi kala yeelanay ayaa meesha ka saaray cabashadaasi suxufiyiinta madaxa banaan ,halka uu sidoo kalena Gudoomiyaha ururkaasi suxufiyiintu uu faahfaahin naga siiyey qaabka uu ilaa hadda u socdo shirweynaha ururkaasi iyo qabanqaabada ergooyinka isku daboridaaya howlaha qabanqaabada shirkaasi .

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso