Hogaankii ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA oo imika lagu dhawaaqay ayaa Waxay ugu kala guulaysteen.
Guddoomiye Maxamuud C. Jaamac Xuuto
Guddoomiye Ku Xigeen Yaxye Sheekh Ismaaciil
Xoghayaha Sakariye Axmed Muxumed .
Gudoomiye Xuuto ayaa markii Labaad loo cumaamaday Hogaanka SOLJA .