Hargeysa(Toggaherer)-Xubno ka Mid Ah Dadweynaha Ku Nool Caasimada Somaliland Ayaa Si Kulul uga hadlay Qiimo Dhaca Ku Yimid Lacagta Shilinka Somaliland,Tallooyinna U Diray xukuumada.
Warbixintaasi waxaa qaaday wariye Boqore Axmed cabdi xagga filimqaadistuna waa Mr- Ayuubi.
Daawsho wacan:
\