Hambalyo Hambalyo… Boqorka Abdullahi Ahmed Farah (Waaberi) Iyo Boqorada Nada Saeed Aden

ANNAAGO AH QOYSKA REER AHMED FARAH MATTAAN WAXAANU HALKAN UGA HAMBALYEYNEYNAA

HAMBALYO GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINA LAGU FARAX WAA BOQORKA ABDILLAAHI AHMED FARAH (WAABERI) IYO

MARWADIISA BOQORADA NADA SAEED ADEN OO MEHERKOODU KA DHACAY MAANTA MAGAALADA HARGEYSA, ILAAHAY GUURKIINA HA KA

DHIGO KII LAGU NASTO EE LAGU NAGAADO, UBAD KHEYR QABANA ILAAHAY KA BEERO ..AAMIIN AAMIIN

Advertisement

Ku Xayeysiiso