Hargeysa(Toggaherer)-Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Ucid Siyaasi-Maxamed Cali Muuse Oo Maanta Warsi Khaas Ah Ku Siinaayey Shabakadani Toggaherer Ayaa Faahfaahin Dheer Ka Bixiyey Wado Hadalada Labada Dowladood Ee Somaliland Iyo Somalia, Khilafkii Ka Dhashay Ciyaaryahanada Wasaarada Maaliyada Somaliland Magaceeda Ku Ciyaara ,Tayeynta Ciyaaraha Wadanka.
Halka Uu Sidee Kalena Uu Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Ucid Uu Taageerayaasha Xisbigaasi Uu Fariin Wargalin Ah Warbaahinta U Mariyey,Wareysigaasi Oo Faahfaahsan Halkani Kaga Boggo-Wareysi Qaade Mr-(Ayuubi)
Daawo Wareysigaasi Oo Dhamaystiran: