dr buh ibraahim
in kastoo aanay ku shaqaynin sharcigii iyo aqoontii dad la dhaqanka dadka jiran maskaxda ee dimbirka qaba inkastoo ay ku dhaqmaan cabudhin ku tumasho xuqaqal insaanka hadidaad dhagaysi la an rayiga ka imanaaya bukaha daryeel xumo nadaafad daro etc dalka waqtiyadii hore ma jirin goobaha iclaajyada waxa shaqayn jiray adeegyada caafimaadka sida cusbitaalada iyo pharmasiyada private loo leeyahay oo lu shaqayn jiray sharciga caafimaadka dawliga oo u shaqayn jiray si wanaagsan wax loo bahan yahay in ay wafaaqsantay in ay goobtu ma tahay goob lagu dabiibi karo oo waafaqsan sharciga caafimaadka guud ee dawliga ah macnaca ereyga Iclaaj waa xaraf macnahiisu uu u taagan yahay dabiib hadaba waxa is waydiin leh goorma ayey bilaabmeen goobaha iclaajyada waxay bilaabmeen kadib burburkii dawladii siyaad bare waxa muhiim ah in aynu is waydiino in ay muqadas tahay in quraanka kariimka ah la isku dabiibi kara taas oo ka timid allah (swc)
Iclaajyadu waa goobo ay ka socoto shaqooyin badan oo midba nooc ay u taagan tahay waxa jira dalkeena iclaajyo aad u fara badan qaar ka mid ah waxa lagu bixiyaa dawooytin dhir ah oo dalka dibada uga yimaada qaar ka mida waxa lagu daryeela dadka ka jiran dhimbirka hadaba waxa haboon in la is waydiiyo aqoon intee leeg ayey u leeyahin iclaajka iyo dabiibkiisa dadka iska leh goobahan iclaajyada wasaarada caafimaadka Somali land maxaa uga qorshaysan goobahan iclaajyada iclaajyadu ma ku furan yahiin sifo sharci dawladeed ah
Hadaba sheikh abdi xaaq waa sheikh ku dabiiba sunaha nabiga ka soo arooray iyo quraanka kariimka sheikh abdi xaaq waa sheikh bartay quraan akhriska iyo dabiibka adamiga waxa uu ku haystaa goob iclaaj koonfurta caasimada hargeisaa dadku waxay u tagaan subaxdii si quraan loogu soo akhriyo sheikh waxa kale oo uu u isticmaala biyaha oo ka mida noocyada daawo ee uu adeegsado dabiibka dadka bukaha hadaba waxa is waydiin leh madama dalkeena ay badan yahiin dadka ka jiran maskaxda iyo bulshada ka cabanaysa JINKA oo ay u badab yahiin dumarka side lagu kala garan kara xanuunka garashada maskaxa jinka sxirka isha marka dadwaynahu ay la xidhiidhayaan goobaha iclaajyada
DR: Buux Ibrahim aadam
EMAIL:Buux2010@gmail.com
00252 63 4130821