(Toggaherer)-Wareysi Xiiso Badan -ABwaan Dheeg Ayaa Si Layaab Leh UGa sheekanaya Qaabka Ay Ku Timid Heesta Bari-Waxaa Jiray…
Daawo -wareysi xiiso Badan Oo Aanu la yeelanay ABwaan Maxamuud Maxamed Yaasiin (Dheeg)-Oo Ah hal Abuur Weyn Oo Ku Nool Caasimada Somaliland-waxaanu wareysigaasi la yeeshay abwaanka Caydaruus cisman(Mr_Ayuubi).daawsho wacan akhyaaray: