Meshiinka dhawrista tayada 190 nooc oo caanaha milk bowders

Meshiinka dhawrista tayada

190 nooc oo caanaha milk bowders ayaa ka yimaada dibada soona gala dalka jsl iyadoon aanu jirin sharci caafimaad oo lagula socdo tayadooda fayadhor free port somali land
Caanahii ugu qaalisanaa coast yaryar oo dhacaya bisha 8aad 2018 ayaa lagu dul xaraashaya karyoon dushiisa oo aan waafaqasanayn sharciga caafimaadka guud kadib markii ay xadbeel noqdeen canahii samayska ahaa hadaba waxa is waydiin leh maxay talaabo qaadi karaan masuuliyiintan hayada tayada ee dhawaan lasoo magacaabay xaguu ku dambeeyey mishiinki hayada dhawrista tayadu keentay
Fariin Caafimaad: Dr Buux
waa in company caanah dalka keena ay kasoo ururiyaan caanahoda ka hor gooba ganacsi markay mudo bil ah ka hadhay si loogu gudbiyo laamaha fayadhowrka ee dawliga ah iyadoo la ilaalinayo fayaqabka bulshada isticmaasha caanaha sida caruurta iyo wayeelka jilicsan madaama aynan awood qalab dalkeena jirin oo lagula socdo tayada caanaha hayada ay khusayso soo galida dekadaha iyo airport dalka iyo isbadalka cimilo eeku samaysmi kara caanaha waqtiga keenista ganacsi lasocodka isbadalka heerkulka kaydinta dajinta etc Inkastoo caanaha dalka yimaada uu subagu ku badan yahay sababo la xidhiidha ganacsi iib doon caanahii dalka iman jiray waxay ahaayen 3 nooc oo caano ah oo ku iman jiray nidaam ganacsi oo leh sifo caafimaad oo lala socdo tayadooda samays warshadeed ee dalalka soo sameeyey oo ka diwaan gashanaa hayada caafimaadka aduunka qaybta la socodka tayada Cilmi badhis caafimaad oo lagu hubinaayo tayada noocyada cuntooyinka sida caanaha, dalalka soo saara ee ka diwaan gashan hayada hubinta tayada caanaha aduunka ee dalka Switzerland geneva who ayaa lagu ogaaday in caanaha aan isku dheeli tirnayn noocyada madooyinka ay ka kooban yahiin ay sababi karaan waxyeelo caafimaad dadka caba caanaha ee dadka waawayn iyo dhalaanka
noocyada tayada cuntooyinka caanaha rashinka daawada dalka dibada looga keeno oo inta badan caanaha dalka dibada uga yimaada aanay ahayn caano samayskoodu wanaagsanayn marka loo tixraaco dalalka soo sameeya iyo sifaha sharci caafimaad ee dalka dibada ugaga yimaadan
Caanaha samayska milk bowder
Caanaha samayska oo lagu diyaarayo iskudar kiimiko oo badan waqtiga diyaarinta warshadaynta iyo caanaha xoolaha qaybo ka mid ah inkastoo caanaha ugu badan laga soo saaro dalalka newsland holand etc
Caanaha marka la diyaarinaayo samayskooda waxa lagu adkeeya noocyo ka mid ah jaandiga si caanahu u adkaadan caanaha waxa loo baahan yahay in ay ahaadan caano isku dheelitiran noocyada samayskoodu ee ay ka kooban yahiin si aanay waxyeelo caafimaad usoo gaadhsiin dadka isticmaalaya waqtiga cabista waxa kale ee loo baahan yahay in ay u dhamaystiran yahiin sifahii sharci caafimaad ee looga baahan yahay dhamaan dawladaha soo sameeya ama warshadaha si loola socdo tayada fayadhowr ee isticmaalkooda
Caanaha hada dalka yimaada oo aad u badan ganacsigooda hadana inta badan caanaha saxa waxa ay ka yimaadan dalalka imaaradka oo booyado aad u waawayn ay ka keenan dalka newseland holand etc dalalka imaaradka ayaa dib loogu soo qasacadeeya inkasta oo caano badan oo aan lahayn la socod tixraac caafimaad laga keeno dalka chine caanahas oo inta badan ah copy madaama aanu dalkeenu lahayn qalabkii lagula soconaayey noocyada badeecada kasoo degaya dekedaha dalka ama airport
Waqtigii dawladii hore ee soomalia ganacsigu wuu xadidnaa inta badan waxa uu ahaa ganacsi ku yimaada laba dawladeed oo lala socdo noocyada tayadiisa caafimaad ma jirin ganacsigan hada jira ee ganacsade kasta uu keenayo dalka cunto xaaran iyo xalaal waxay tahay ta kaliya ee ay hada ganacsatadu ka door bidaan danta caafimadka bulshadooda waa macash raadin degdega ah
Caanaha waqtigaa dalka iman jiray waxay ahaayen oo ka iman jiray dalal lala socdo tixraacoda waxsoosaar ee caafimaad caanahaas oo leh waraaqihii caafimaadka dalka soo sameeya

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan
Fayo-dhawre madax bannaan
buux2010@gmail.com

Advertisement

Ku Xayeysiiso