Qaybtani waa qayb kale oo ka mida barnaamijyada toosinta ubadka. Waxa aan ku eegi karnaa qaab kale oo ka mida qaababka lagu dawayn karo mushkiladaha caruurta.