Boqor Raabi oo aan muydooyinkan aan ka hadal warbaahinta, ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargaysa, Waxaanu luqad adag kula hadlay Xukuumadda Muuse Biixi .
Boqorka ayaa eedo-culus u jeediyay xukuumadda, isagoo sheegay in ay jirto cadaalad darro ku faaftay dalka .
Hoos Ka Daawo Muuqaalka .