Akhriste waxaad hoos ka eegi kartaa Madaxweyne Muuse Biixi intii uu Xilka Hayey magacaabistii Xilalka Dawlada taas oo uu had iyo jeer ku sar gooyo Qabiilada Somaliland.
Muuse Biixi ayaa Sida ka muuqada Digreetooyinkiisa waxa ku soo baxaaya in ayna isu miisaanayn Oo Laba Beelood Ay Xil Ahaan leeg yihiin ama in yar ka yar yihiin Somaliland inteedii kale oo dhan.Tusaale ahaan 87 ( todoba iyo sideetan) Xil oo uu magacaabay intii uu xilka hayey. Beelaha Habar Awal iyo Habarjeclo oo xilka la kala wareegay Waxay heleen 38 Xil Halka intii Soo hadhay Somalilandna ay Heleen 49 xil taas Oo macnaheedu yahay in 11 xil ay dheeryihiin reera Somaliland oo la isu geeyo labadaas Beelood. Sidoo kale waxa ka muuqada in beelaha Qaarna Sadbursi heleen halka kuwa kalena fara guudkood la siiyey xilalka uu magacaabay. Dhawaan waxaan idiin soo Gudbinayaa Qiimayta Xilalka Sida loo kala helay Grades ka A-B-C
Hadaba si aad uga bogoto bal waxaad eegtaa qoraalkan hoose.
Beesha Suber Awal= 20 Xil
1- Wasiirka Arimaha dibada
2- Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsinta
3- Wasiirka Warfaafinta, wacyi galinta iyo Dhaqanka
4- Wasiirka Hormarinta wadooyinka
5- Wasiir ku xigeenka Arimaha gudaha iyo amiga
6- Hanti dhawraha guud ee qaranka
7- Mareeyaha Hawada iyo Madaarada
8- Mareeyaha Ka hortaga Abaaraha iyo kaydka raashinka
9- Gudoomiyaha gobalka Gabiley
10- Gudoomiyaha Gobalka Salaal
11- Gudoomiyaha Gobalka Saraar
12- Gud ku xigeenka Gobalka maroodijeex
13- Safiir ku xigeenka Ethiopia
14- DG Madaxtooyada
15- DG Wasaarada caafimadka
16- DG wasaarada Horumarinta Maaliyada
17- DG wasaarada Maalgashiga
18- DG Wasaarada Shaqada iyo ariimaha bulshada
19- DG qorshaynta qaranka
20.Gudoomiye ku xigeenka Hayada tayyada
Beesha Habarjeclo= 18 Xil
1- Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha
2- Wasiirka Dastuurka iyo Golayaasha
3- Wasiirka Wasarad Macdanta
4- Wasiirka shaqada iyo ariimaha bulshada
5- Wasiirka Xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga
6- Wasiir ku xigeenka caafimadka
7- Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga
8- Gudoomiyaha gobalka Awdal
9.Gudoomiyaha gobalka maroodijeex
10- Gudoomiyaha Hayada Tayaada cuntada
11- Gudoomiye ku xigeenka hayada wadooyinka
12- Safiir ku xigeenka Dalka Kenya
13- Safiirka Midowga Africa
14- DG Wasaarada dibada
15- DG Wasaarada Cadaalada
16- DG Wasaarada Horumarinta Reer miyiga iyo Deegaanka
17- DG Wasaarada Hawlaha Huud iyo Guryaaynta
18- DG Wasaarada Ganacsiga warshadaha iyo Dalxiiska
Beesha Garxaajis
1- Wasiirka Horumarinta Maaliyada
2- Wasiirka Caafimadka
3- Wasiirka dhaliyada iyo Cayaaraha
4- Wasiirka Horumarinta Reer miyiga iyo Deegaanka
5- Wasiir ku Xigeenka Wasaarada waxbarashada
6- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyi galinta
7- Gudoomiyaha Gobalka Togdheer
8- Gudoomiyaha Gobalka Hawd
9- Gudoomiye ku xigeenka Gobalka Saaxil
10- Afhayeenka Madaxtooyada
11- Safiirka Ethiopia
12- DG Wasaarada Boosaha iyo isgaadhsiinta
13- DG Wasaarada Dastuurka iyo xidhiidhka golayasha
14- DG Wasaarada Degmooyinka iyo dawlada hoose
15. DG Wasaarada Gaadiidka iyo Wadooyinka
Beelaha Harti= 11
1- Wasiirka Wasaarada Biyaha
2- Wasiirka Hawlaha guud iyo guryaaynta
3- Wasiirka Waxbarashada iyo Sayniska
4- Wasiirka Gaashandhiga
5- Wasiir ku xigeenka Hormarinta gadiidka iyo Jidadka
6- Gudoomiyaha gobalka Buhoodle
7- DG Wasaarada Diinta iyo Awqaafta
8- DG Wasaarada Aminga
9- Dg Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi Galinta
10- Aggasimaha maamulka iyo lacagta Comminsion ka kaAIDS
11- Mareeye ku xigeenka Ka hortaaga abaaraha iyo kaydka raashinka
Beesha Samaroon= 8 xil
1- Wasiirka wasaarada beeraha
2- Wasiirka Qorshaynta Qaranka
3- Wasiirka ganacsiga,warshadaha iyo dalxiiska
4- Gudoomiyaha gobalka Saaxil
5- Gudoomiye ku xigeenka Hayadda Qoxoontiga
6- DG wasaarada Biyaaha
7- DG wasaarada tacliinta sare
8- DG Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo Kaluumaysiga
Beesha Arab: 7 Xil
1- Wasiirka Diinta iyo waqaafta
2- Wasiirka Maalgashiga
3- Wasiir ku xigeenka arimaha dibada
4- Gudoomiyaha Gobalka Sanaag
5- Safiirka Qaraamada midoobay
6- DG Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha
7- DG Wasaarada Horumarinta Beeraha
Beesha Ayuub= 3 xil
1- Wasiir ku xigeenka xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga
2.DG Wasaarada macdanta
3- Madaxa hormariinta Mashaariicda Dalka
Beesha Ciise= 2 xil
1- Wasiirka Cadaalada
2- DG wasaarada waxbaraashada
Beesha Gabooye= 1 xil
1- Wasiir ku xigeenka Wasaarada qorshaynta qaranka
Beesha Toljeclo= 1 Xil
1- Wasiir ku xigeenka Horumarinta Maaliyada
Beesha Fiqishini= 1 xil
1- Lataliyaha Madaxwaynaha Ariimaha bulshada