Waa   Gobolkee   Gobolka   Goblanka   ah missaaniyada  2018  somaliland . Qalinkii .  maxamed   warsame     caynaan

Waa   Gobolkee   Gobolka   Goblanka   ah missaaniyada  2018  somaliland . Qalinkii .  maxamed   warsame     caynaan

 

 

 somaliland   wax yaabaha  ay  aad ka uga cabato waxa ka mid  ah ama ugu muhiimsan ee markasta   la soo   cel celiyaa  waa   cadaalad  daro ay  ka sheeganayaan  dawladii  siyaad bare    ilaa maanta qof kasta oo  ka  mid ah     beesha  dhexe  waxa  ay  ka hadlaan waa  cadaalad adro.

 Hadaba  akhriiste  waxa   is waydiin mudan waamaxay sababta   iyaga  cadaalad looga  la, yahay  ee ay  u cadaysanayaan cadalad adrada    waliba  ma  aha  mid la  qarsanayo  waxa  laga ga  faanayaa  midhiyaha    

Wasiiradii   umada in ay  u dhaxeeeyaaan loogu talo galay   sababta loo doortayna  ay  tahay   cadaalad  ayaa  idaacadaha  kaga faanaya    waxan miisaaniyada   ka reebay  oo aanan  waxba   ugu darain gobolka awdal  ma jiray   wasir iga  horeeyay oo sidaa  yeelay  sidaasi  ayaa  la yeelaa  ama waa  la iska aamausaa .

Akhriste   waxad ila  eegtaa    miisaaniyada  sanadka   cusub ama  2018   waa missaniyadii    ugu   cadaalad    darada badnayd  waligay in taan jiray    ma  aan arag   cadaalad daro   ka wayn   cadaalad   darada noocaas ah   akhriste   bal ila  hubi  oo   dhagayso    warbixinta  wasiirka  maaliyadu uu  ka  hor akhriyayo  .

1    hadaad   eegto   waxa  ugu jira    gobolka martoodi   jeex. 7.  todoba   mashruuc

  1. Gobolka saaxil  waxa   ugu   jira  miisaaniyada     5  mashruuc   oo  horu marina ah

3.Gobolka   togdheer   waxa  ugu  jira   6  lix   mashruuc   oo  horo marin  ah

  1. Gobolka sanaag  waxa   ugu jira    3  sadex mashruuc oo   horu marin ah

5   Gobolka    sool  Waxa  ugu   jira   1  hal mashruuc   oo  horu marin ah

  1. Gobolka Awdal     waxba  uguma   jiraan   isaga  gobolkaa      cashuurta   uunbaa   laga  qaadaa  wax    ugu jiraa  haba  yaraa  tee  maba    jirto .

 Waa  ayo cida   uu  isku halaynayo   wasiirka  maaliyadu?   waxa   uu  isku halaynayaa    (  Golaha  baarlamaanka  ee      ka kooban  beesha   kali       wax kasta    oo    la  horgeeyana  in dha la,aanta  ku   an sixinaya)  ma cadaalad daro intaaka  wayn  ayaa  jirta   waii geed   miyaad   arag teen    miisaaniyad   Goboldhan   aan waxba loogudarin   oo  cashurta   uun laga  qaadanayo.

 Hadaba  akhriste  waxa   intaa aan soo  sheegnay  ka sii daran    xagay  mareen  xubnihii  baarlamaanka   kaga   jiray    G/Awdal hal   halka  xildhibaanada     kale   ay ka  waydiinayeen maxaa  kaga   jira   gobolkayaga      ma jirin   xidhibaan       ka mid ah  xildhibaanada   awdal ka mid ah  oo su aal     ka waydiiyay     miyaanay  ahayn xidhibaano   matala   gobolka awdal  mise dhalasho  kale  ayay  qaateen  oo maba  matalaan    Gobolka    jawaabtaa waxalooga fadhiyaa    xildhibaanadii  iyo wasiiradii   ka soo  jeeday  gobolka awdal .

Dawlada somaliland  waxa   looga  fadhiyaa    sababta  looga  reebay miisaaniyada   gobolkaa   awdal   ma cadaaawadbaa   ma  garasho la,aan baa    ma dagaalbaa     waa looga   fadhiyaa .

 

Waa   Gobolkee   Gobolka   Goblanka   ah missaaniyada  2018  somaliland . Qalinkii .  maxamed   warsame     caynaan

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso