Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga oo Soo Dhawaysay Weerarka lagu Qaaday Suuriya, waxayna u tixgelisay inay tahay jawaab haboon

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Turkiga ayaa soo dhaweysay Weerarka Saddexda dal ee Maraykanka, Faransiis iyo Ingiriisku ay ka geysteen Suuriya waxayna sheegeen in ay tahay jawaab ku habboonay weerarkii kiimikada ahaa ee Douma ee bariga Gouta laga geystay.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso