Wardegdeg ah : Abwaan Naciima Abwaan Qorane Ayaa Hadeer Maxakamadu ku xukuntay sadex sano oo Xadhig Taas oo ay ku sheegeen in xukunkani hir gali doono maanta.
Qareenada U doodayey Abwaan Naciima Abwaan Axmed Qorane Ayaa Racfaan ka qaatay Xukunkaasi Kuna Soo oogay Dambi Ka dhan ah Xukuumada Taas oo ay sheegeen in Abwaanadu Nabaro Qabto lana Jidh-Dilay intii Ay xidhnayd.
Qareemada Ayaa ku adkaysanaaya in Arintani Xukunka ahi ay tahay Sharci daro lagu beegsanayo uun Abwaanada.
Wixii warar ah ee ka soo kordhe waa inoo mardhaw.