Wasiirka arrimaha dibadda Jarmalka Haikou Mas ayaa sheegay in colaada Suuriya ay u baahan tahay xal wadahadal oo ay ku lug leeyihiin dhammaan quwada gobolka.
Mas ayaa sheegay inuusan malayn karin in qof u isticmaalay hubka kiimikada Dadkiisa iyo Shacbigiisa inuu ka qayb noqdo hannaanka Wada hadalka.
“Waxaa jiri doona xal la xidhiidha dhammaan kuwa saamaynta ku leh gobolka,” ayuu u sheegay warfidiyeenka markii uu soo gaadhay Magaalada Brussels si uu uga qaybgalo kulan wasiirada arrimaha dibedda ee Midowga Yurub .
Warqabadka ToggaHerer