Madaxa hogaamiyaha waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un ayaa u sheegay dhiggiisa South Korea Mon Jie in uu xidhaayo goobta baadhitaanka nukliyarka ee waddankiisa Bisha May, sidaasi waxaa yidhi afhayeenka madaxtooyada Koonfurta Kooriya.
Afhayeen u hadlay Madaxweynaha South Korea Moon Jay N ayaa sheegay in xidhitaanka la qaban doono si furan oo khubaro ajaaniib ah oo ka socda South Korea iyo Mareykanka lagu marti qaadi doono si loo xaqiijiyo.
Warqabadka ToggaHerer