Waxa aan tacsi u dirayaa Qoyska, ehelka, qaraabada iyo dhammaan bulshada Somaliland
geeridii ku timi Amb. Ali Ibrahim, (Ali Sanyare).
Ilaahay marumka jantul fardawsa ha ka waraabiyo qoyskii,qaraabada iyo ehelka iyo bulshada Somaliland
samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo.
aamiin aamiin aamiin.
Ismail Ali Ahmed