Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ayaa Hadda Sheegay in Maamulka Federl-ka Somalia soo weeraray Jamhuuriyadda Somaliland.
Madaxweynaha Ayaa sheegay in Ciidamada qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Jabiyeen kuwii weerarka Soo Qaaday hub badana ay ka Qabsadeen.
Warqabadka ToggaHerer